Ciidamada Xoogga dalka oo degaano cusub kala wareegay Al-Shabaab

Ciidamada Milateriga dowlada Somalia ayaa xoogaga Al-Shabaab kala wareegay degaano hoos taga degmada degmada Garbaaharey ee gobolka Gedo. Howlgalka ayaa waxaa uu ka dhacay degaanada kala ah Qalwo iyo Bakaaro oo dhamaantood hoostaga degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo. Taliyaha ciidamada xasilinta degmada Garbaaharey ee gobolka Gedo Aadan Cabdi Xirsi   oo la hadlay warbaahinta  ayaa sheegay … Continue reading Ciidamada Xoogga dalka oo degaano cusub kala wareegay Al-Shabaab